價格:免費
更新日期:2016-11-09
檔案大小:6.2M
目前版本:1.4
版本需求:Android 4.0.3 以上版本
官方網站:mailto:Hindisow@gmail.com
Waa barnaamij aad iyo aad u xiiso badan wuxuu ka kooban yahay hadalo dhiiri galin iyo hadal qabadyo macaan , barnaamijka wuxuu uu kaga duwan yahay ku weenii hore , maalinle ayuu ku xasuusin hadal aad ku dhiiratid aanna rajaynayno in uu noloshadaada wax ku taro maalintaas si wacan aad u bilaabatid , fadlan gaarsii asxaabta Mahadsanid.